jawari

06.05.2013 11:00

waxa mudan inan isweydiino qarankeeni sanadooyinka Qaribnaa oo aan wada sugeyney inbadan ay maanta indhahooda ku arkeen neecawdii iyo ifafaalada nabada Soomaaliyeed maanta oo aad moodid in dadka iyo Dalka Soomaaliyeed ay u soo labatey sharaftii iyo karaamadii oo dunida intabadn aya soo laabteen safaaradihii wadankeena ayaa maanta dad diidan wanaga iyo maamuska Soomaaliyeed ayaa waxey rabaan in wadan keena iyo Qarankeena u qaribaan Dad iyo Dan khaas ah umad Soomaaliyeed Sanadoo yin la dulminaayey in lala Dulmiyo oo waxey dooneyaan hadii Dowladii Soomaaliyeed ay Dulmi garab ku siin wey sey in ay Dumiyaan ma Qabilban Qaran u Duminaa horaan u ogaaney Qabiilwuxuu yahay madulmibaa darajeynaa waa midkii dadkeena loo laayey ma isla tashanaa mise waankala tashaanaa waxaa soo if baxaya in dad soomalida ka mid ah ay u cololeyneyaan in ay wadanka Soomalaiyeed ay ku soo celiyaan dagaladii sokeeye ee umada Soomaaliyeed ee maanta laga sookabsaneya.
Waaa haboonmanta Soomaliya maxaa kajira yaase

laga awood badin karaa marnaba hamoodin wiii aad sheleyogeyd in ay maanta jiraan maanta dunida iyo Somaaliyaba waaa yaala Allaado badan oo loo isticmaali karo dhinacyo badan waxa siweyn isu bedeley saxaafada manta oo meel kasta iyo mar walba aad heleysid Xaalada Dhabtaah ee wadanka DFadka Qaar ayaa Umaleya Saaafadii iyo warbaahinti dad khaas ah ugu jirtey dadgaar oo dadweynaha u shegi jirey waxey iyaga rabaan kana dhaadhicin jirey maanta ma ahan cidwalba waey leedahay warbaahin cidna cidkale runta kama dabooleyso ee wadanka wuuu gaarey xiligii la wada rtashan lahaa wuxuuna ka gudbey xiligii aqiraada iyo sadbursiga.

Dagaal sokeeye Soomali ma danbaa ugu jirta waa haa ama maya jawaabtu waa maya sbab too ah dunida oo dhan waaan caan ku noqoney dad aan heshiin karin wanaga dhiba oo runta ku heshiin oo waaa la inoo arkaa dad qas wada yaal ah wadankii na soo ddhoweyey iyo dalkenaba inan baabi’ino hada ma waa dani inoogu jirtaa inan Raacno dad dana gaar ah wato oo rabo in ay boobaan dad soomaaliyeed hantidooda iyo Dhulkooda uiyadooda afduubaan mise danta qarankeena ayhaan u istagnaa oo waxaan ka fekernaa sideen wadankeena ku hormarinaa labatan iyop dhowrkii sano na dhaaftey uga daba tagnaa mise dad fidno darteed qabiil u soo abaabuleyaayaan raacnaa si aan qaribaad kale aan u galno wadnkana loola wareego mar labaad gumeysi wadnaka u galo?.

anigu umada Soomaaliyeed waaan kula talinlaha inan taagyernoDowladeena Si aan uga samata baxno wax walba waxaa ka wanaagsan maslaxada umada iyo danta guud hadii la waayo maslada guud waaa imaanesa in isu qab qabsano laflaf waanu horey ugu heshiin weyney Qabiil wuxuu inala aadey meel hoose ilaa aan isu dilno ilma adeer waxaanu isu dilney Xisbiyo Diineed oo aan al ka gaari weyney maa inoo dan ah oo dalkeena ku difaacnaa daadkeenan sharaftooda ku soo celinaa