naadiga munchester uned oo u cusbooneysiisay hashiis cusub WEEYNROONEY

17.09.2013 14:31

Naadiga mancheste Uned oo hashiis la gali rabto rooney oo ugu harsan qandaraaskiisa 

18 bilood sida ay sheegayn waxaana dadaal dheeri ugu jirta naadiga arsenal inay la wareegaan 

lk milkiilaha naadiga ayaa waxuu shegay inuu la gali doonin ilaa ka dhamanaayo sanadkaan wax hashiis ah ROONEY;

balse ay ku dadaali doonaan sidey u casahan lahaayeen weyn rooney oo ah laacib runtii sumcad wayn ku lah qaranka wadanka 

britean iyo naadiga Manchester  Rooney oo soo garey dhaawcyo goos goos ah balse hadeer uu ka soo roonaadey kana soo kacey ayaa 

weeka aan soo dhaafney uu dhaliyey goolkisa ugu horeeyay oo ahaa darbo xur ka dibna si aad u qimo badan u daba marsiiyey 

 rooney oo ku dhaarato nadiga man uned ayaan jacley inuu ka tago oo u wareego arsenel balse hadii ay fasaxaan 

man uned uu isaga tagi karo uu jaceyl yahey inuu sii jooga  man uned 

 bby dr xabeeb