Nadwadii Masjidka Cali Mataan lagu qabtay (Daawo Maqal iyo Muuqaal)

07.05.2013 14:24

Hargeysa:-waxaa caawa idiin soo gudbineynaa Nadwadii lagu qabtay Masjidka Cali Mataan ee magaalada Hargeysa waxaana nadwadaas soo agaasimay Mussada Al-karam ee harumarinta dacwada

Halgan.net ayaa horey idiinku soo tabisay nadwada ka dhacaday magaalada Hargeysa gaar ahaan Masjidka Cali Mataan iyada oo maqal ah caawana waxaan idiin soo gudbin doonaa iyada oo maqal iyo Muuqaal ah.

Hoos Ka daawo Nadwadii lagu qabtay Masjidka Cali Mataan ee magaalada Hargeysa.

KA DIGISTA WAXYAABAHA LAGU HALAAGSAMO | FIDNADA QAYBTII 1AAD Sheekh Cismaan Cali Xusen

KA DIGISTA WAXYAABAHA LAGU HALAAGSAMO | FIDNADA QAYBTII 2AAD Sheekh Cismaan Cali Xusen.

KA DIGISTA WAXYAABAHA LAGU HALAAGSAMO | FIDNADA QAYBTII 1AAD Sheekh Yuusuf Aden.

KA DIGISTA WAXYAABAHA LAGU HALAAGSAMO | FIDNADA QAYBTII 2AAD Sheekh Maxamed Macalin Cabdi Carab.


KA DIGISTA WAXYAABAHA LAGU HALAAGSAMO | FIDNADA QAYBTII 3AAD Sheekh Maxamed Aden Faarax.


KA DIGISTA WAXYAABAHA LAGU HALAAGSAMO | FIDNADA QAYBTII 4AAD Sheekh Ciise Maxamuud C/laahi.


KA DIGISTA WAXYAABAHA LAGU HALAAGSAMO | FIDNADA QAYBTII 5AAD Sheekh C/raxmaan Aden Cige.

KA DIGISTA WAXYAABAHA LAGU HALAAGSAMO | FIDNADA QAYBTII 5AAD Sheekh Maxamed Cali Jaamac.

Waxaa isku dubariday Musasada Minhaaj iyo Al-karam
wadaninews.com