waraka

10.06.2013 09:54

Waxaa magaalada Minneapolis looga dhawaaqay hay’ad cusub. Hay’adan waxaa lagu magacaabaa Shanta Foundation.

Shanta Foundation waxay scholarship siineysaa ardada Soomaali-American-ka kuwooda ugu fiican. Waxaa hay’adan aas aasay dhalinyaro aqoonyahano ah oo Soomaali ah.

Scholarshipkii ugu horeeyay ee ay bixiyaan waxaa ku guuleystay labo gabdhood oo la kala yiraahdo Zamzam A. Ahmed iyo Aisha Warsame. Labada gabdhoodba waxay dhigtaan Ubah Medical Academy.

 photo IMG_1784_zps9efafc67.jpg

 photo IMG_1806_zps7ddf970c.jpg

 photo IMG_1744_zpse9688304.jpg

 photo IMG_1923_zps582d07ed.jpg

 photo IMG_1947_zpsbdb76ffb.jpg

 photo IMG_1950_zpsa54344b6.jpg