waxaan caawo aad loo sugaayaa wajigee koowaad ee championka

17.09.2013 15:57

Sida aaan la socona waxaa mar dhow bilowdey koobka championka oo runtii koox walbo waxay ku haminaysaa sida 

ay ku qaadi laheyd  gaar ahaan naadiyad ugu waawayn oo si wayn ugu xisaabtimayaan waxay ku sameeyeen 

 isbadal  cayaartooydooda qaar aa  iska fasaxey cayaartoo horey ugu cayaari jirey  iyo kuwa keensadey cayaartoy 

cusub sida real madrid oo iska sii daysay ÖZIOL u wareegay nadiga arsenel  waxaa kaloo jire naadiya  is ka badaley macalamiinta

ayago keensadey  kuwa  cusub sida naadiga beyer oo isk badaley macalinkooda hore o la qaybsadey farxadee cup ay ku guulaystey, 

GOURDIELA oo ah macalin la soo qaybasdey farxad badan naadiyada chelse iyo bercalone  wax walbo oo dhaco naadiga beyer oo jaceyl inay difaacato 

cup iyo juve o ka xanaaqasan dharbaaxo kulul ay kal kulantey dortuomend iyo nadiyo badan oo lagula kor dhacey,

realmadriad oo ku hartey samifinalka iyo kooxda bercelone oo guul daras la ahaan jirtey oo dharbaaxo kulul ku dhacdey naadiga beyer oo ka adgaatey

see jeed 4 iyo  eber soo jeed 4 iyo hal  taas oo ah micnaheeda todobo 7 iyo hal 1   caawo kulmada la suga aya waxaa ka mid ah mid wada cayaari doonaan manchester unit iyo beyer leverkusen oo ah cayaar kulul iyo macalinka man unit oo asiga ku dhaartey inuu madax dhulka u dhagi doona 

beyer leverkusen  mosey waa wada arki doonaa fardo la isku haayo ma la isku faaniyo  waxaa jirta cayaar kale oo ay wada cayaari doonaan kooxda realmadrid iyo Galtseray oo iyagan horey u wada kulmey championkii hore