Xisaabta Ku Maqan Madaxda Soomaaliya (Xogta wadaninews

28.04.2013 00:39

waxey Asbuuc kahor idiin soo Bandhigtay Warbixin tafaftiran oo ku Qoran 18 Bog, oo ka hadlaysa Lacagta soo gashay Dowladda KMG Sanadihii 2009-2010 iyo sida ay u Qarash gareysay Dowladdu.

Liiskan halka ku Qoran waa qayb kamid aha inta lasoo Shaaciyey ilaa hadda oo ay soo bandhigeen (Somali Audit & Transparency Group) iyo (World Bank) oo la socdey dhaqdhaqaayada Madaxda xada hantida Qaranka.

Keydmedia ayaa Xogtaan Heshay intii Caalamka loosoo Bandhigin Warbixintaan.

Waa kuwaan Madaxda xaday Hantida Qaranka:

1. Sheikh Sharif Sheikh Axmad - Madaxweynaha Dowlada KMG ah - USD. 38,000,000
2. Shariif Xasan - Afhayeenka Baarlamaanka - USD. 37,000.000
3. Cumar Cabdirashiid Sharmaarke (Wasiirkii 1aad ee TFG-da) - USD. 3,000.000
4. Maxamed Cabdulaahi Maxamed Farmaajo (Wasiirkii 1aad ee TFG-da) - USD. 1,800,000
5. Cabdiraxmaan Ibbi  (Wasiir ku-xigeenka Wasiirka 1aad & Was. Kalluunisiga) - USD. 2,100,000

6. Muunye: Head of Itlian AID of FAI keeper of Somaalia Ships - USD. 13,00,000
7. Cabdiweli M. Cali Gaas (Wasiirka 1aad ee TFG-da) - USD. 648,000
8. Cabdikariim Jaamac (Was. Post & Telecommunication/Chief of Cabinet) - USD. 1,800.000
9. Cabdiraxmaan Cusmaan Jurile (Was. Postada & Isgaarsiinta/Italian AID FAI) - USD. 3,800,000
10. Cali Gedi (Was. 1aad ee Dawladdii Cabdullaahi Yuusuf Axmad) - USD. 9,000,000

11. Nuur Cadde (Was. 1aad ee Dawladdii Cabdullaahi Yuusuf and Safiira Som. Roma) - USD. 1,400,000
12. Cabdullaahi Yuusuf Axmad (Madaxweynihii hore ee Puntland) - USD. 340,000
13. Cabduraxmaan Faroole (Madaxweynaha Maamul-goboleedka Puntland) - USD. 8,600,000
14. Cabdiqaasim Salaad Xasan (Madaxweynihii hore ee Soomaaliya) - USD. 6,600,000
15. Cali Mahdi Maxamad (Madaxweynihii hore ee Dawladdi ku-meelgaarka ahayd) - USD. 4,300,000

16. Daahir Tiyaale (Madaxweynihii hore ee Somaliland) - USD. 2,500,000
17. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) (Madaxweynaha Somaliland) - USD. 1,200,000
18. Maxamad Ibraahim Cigaal (Madaxweynihii hore ee Somaliland) - USD. 3,450,000
19. Cabduraxmaan Tuur (Madaxdii SNM Somaliland) - USD. 680,000
20. Maxamad Siyaad Barre (Madaxweynihii hore ee Soomalia) - USD. 1,400,000

21. Cabduraxmaan Jaamac Barre  (Wasiirkii Arrimaha Dibadda ee Dawladdi Kacaanka) - USD. 3,500,000
22. Maxamad Sheikh Cusmaan (Wasiirkii Maaliyadda ee Dawladdii Kacaanka) - USD. 6,700,000
23. M M Guuleed (Guddoomiyihii hore ee Somali Airlines) - USD. 2,800,000
24. Cabdi Jiinow (Maareeyihii Dekedda Muqdisho) - USD. 2,200,000
25. Xuseen Guuleed (Wasiirka Maaliyada) - USD. 2,300,000

26. Cadde Muuse (Madaxweynihii hore ee Maamulka Puntland) - USD. 1,800,000
27. M M Culusow (Guddoomiyihii Bankiga Dhexe) - USD. 2,150,000
28. Cali Kaliif g+Galaydh (Wasiirkii 1ad ee Dawladdii Cabdiqaasim Salaad Xasan) - USD. 840,000
29. Axmad Sheikh Maxamuud (Safiir Dawladdii Kacaanka) - USD. 1,650,000
30 Maxamad Cali Xaamud (Wasiirkii Lacagta ee Dawladdi Kacaanka) - USD. 840,000

31. Maxamad Ibraahim Maxamad (Xaabsade) Wasirka Gaadiidka Cirka & Dhulka ee TFG - USD. 31,885* 

* Waa xog cusub oo aan weli losoo gudbin!