yuusif

21.05.2013 10:32

Kulankaan oo ahaa mid ay isugu imaadeen Xubnaha jaaliyada gaar ahaan Madaxda Jaaliyadaasi & Qaar kamdi ah Xubnaha ayaa waxaa loogu hadlay Arimo badan oo deegaanadii khuseeya.

Waxaana kulankaasi Goob Jooga ka ahaa Oo khudbad dhiira gelin ah ka jeedey Gudoomiyaha Jaaliyada Switzerland C/naasir Mayow Meere.
 
Gudoomiyaha jaaliyada Somali Mai ee Holland Yuusuf dhurre ayaa Shirkaasi ka sheegay in ay socoto howlo lagu diiwaangelinayo jaaliyada si loo agaado inta qof oo somali mai ku abtirsanaysa ee kunool wadanka Netherland, ka dibna ay isku dayaayaan sidii dadkaasi ugu qeyb qaadan lahaayeen horumarinta arimaha Bulshada ee deegaanadii Arlaadii.
 

mohmed afgaay wadaninews Netherland