Ahlu Sunah Oo Ku Baaqdey Inuu Is Casilo Madaxweyne Safarow Ama Maxkamad Ay La Korayaan October 20, 2013

Ahlu Sunah Oo Ku Baaqdey Inuu Is Casilo Madaxweyne Safarow Ama Maxkamad Ay La Korayaan October 20, 2013

Sarakiisha Culimadaudinka Ahlusuna waljamiica Ayaa u Dhawaqay inay xiligani Maxamad soo tagayaan Madaxweynaha Uuna Qaladada ka Galay dalka.

 
Ahlusuna Ayaa Shegay Inay 3 sano u  dagaalamayeen Nabada Soomaaliya Lakiin marki Uu xilka qabtay uu kala fakiyey Arimahii Loo Doortay e Ahaa Nabada Iyo Dib U heshisinka.
 
Sheekh C/qaadir Maxamed   Soomoow Afhayeenka  Ahlusunna ee gobolka Banaadir ayaa ka hadlay  xarig dhawaan loo gaystay
kaasoo uu ku eedeeyay  Madaxwaynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, Ayaa Goor Dhowayd wuxuu Weerar ku Qaaday Xasan Sheekh.
 
Shir Jaraa’id oo maanta ku qabtay gudaha magaalada Muqdisho ayuu  ku Sheegay In Sharaftiisii Meel Looga Dhacay,  Wuxuuna  Eedayn  mar kale Dusha  ugu Tuuray Madaxwaynaha Soomaaliya, wuxuuna sheegay inuu la tiigsan doono Maxkamad, Sidaasina uu ku Qasban yahay.
Wuxuuna ugu Danbayta ka Hadlay arimo Badan oo Dhowr Ah, Iyadoona Warbaahintu Ay Su’aalo ku Boobeen Afhayeenka kadib Markuu Hanjabay.