Axmed maxamed islaan madoobeoo ah Jabahada Raaskanbooni ayaa ku ceeboobay ka qayb galka shirka hiigsiga cusub ee ka socda magaalada brussless ee dalka bilgimka
Axmed madoobe oo sida dad badaniba ogyihiin aan aqoon sida u dheer laheen ayaa waxa uu maanta ku fashilmay in uu fahmo waxa meesha ka socdo iyada oo taasi ugu wacantahay aqoon dari dhanka luuqadaha ah english iyo carabi midna uusan garaneyn
Axmed madoobe ayaa la arkay asaga hadba dhan eegaya waxaana lagu tilmaami karaa Nin Dhagool ah oo Suit qurxoon soo xirtay iska soo xaadiriyay madal ay dad badani joogaan
Axmed madoobe oo horay u ahaa askari ayaa maanta ceeb dhaxda kaga jira isaga aan af aqoon caalamka
Axmed Madoobe: War Faroole, Maanta Dhan Gaaladu Waa Hadlayeen,Maxay Sheegeen Bal Igu Celi?
Faroole: Adeer Iga Wareeji,Waa Adigii Igu Balan Furay Shirkii Addis Ababa, Ma Garanayo Gaaladu Waxay Sheegeen Iyaga Waydii.
Axmed Madoobe: Haye Kan Muxuu I Leeyahay I Dul Taagan?
Faroole: Waxaa Uu Ku Leeyahay Maxaa Soomaaliya Ka Keenay Oo Halkan U Timid.