Waxaa loo sameeyey balan qaad aan mar caadi aheyn dowlada somalia shirkii ka dhacey belgium ,
dhaqaalo garaayo ilaa iyo laba bilyan iyo badh oo doolarka mareykanka , taas loo balan qaadey dib u dhiska dalka
iyo lacagtaas oo ah mid runtii aan aheyn mid aan yareyn yaa ka faaideysan doona marka hore dhaqaalahaas saas u badan.?
mana laga yaabaa in dib loogu dhiso wadanka ama in wax loogu qabto si cadaalad ah mar hadii ay jiraan balan qaadyo badan, waxaa
jira sida lacag loo aruuriyey booliska ay qateyn shaqsiyo faro ku taris ah oo aan hada magacyadooda aan inta ku soo
qaadan karin maxaa loo maleyn karaa lacagtaa faraha badan in loo isticmaalo maadaama ay jiraan dad badan oo ka soo horjeeda dowlada
nidaamkeeda iyo qorshaha kaga aadan nabadeynta sida koonfur galbeed iyo somaliland iyo putland oo intaas u taagan qorsho ka duwan mida ay wado
dowlada lacagtaas ma ku dhaci doontaa qasnada dowlada ? ama waxay ku dhaceysaa gacanta shaqsiyaad qaas ah oo u adeega dowlada ,
oo taagan magacyo badan isku soo duub aqrsitoo sidee u aragtaa arintaan ma waxay ku abuur doonaa dadka somaliyeed am waxay ku abuuri doontaa
farxad gaar u ah shaqsiyaad la koobi karo,?
macquul ma kula tahey in loo adeegsado dagaalo kale ay ku dhiman karaan kumanaan qof oo somali ah oo aan wax galabsan,
waxaa mahadlah ilaaheygii ii ogolaadey inaan soo dhigo qoraalkayga iyo wadanka aan nabada ugu noolahey ee swedan iyo wadaninews online
thanks GOD qore dr abukar dahir nour( xabeeb)