Daawo Maalintii Ugu Horeysey Shirkii Mamaul Usameynta 6 Gobol & Go'aanadii Lagu Gaarey 5 Wednesday September 11, 2013

Daawo Maalintii Ugu Horeysey Shirkii Mamaul Usameynta 6 Gobol & Go'aanadii Lagu Gaarey 5 Wednesday September 11, 2013

waxaanu idin soo gudbineynaa Sawirada Shirkii Maanta Wejigiisa koowaad Furitaanka aheyd, Khudbooyinkii & Go'aanadii lagu Gaarey.

Shirkaan maanta Baydhabo ka furmey ayaa ah mid ilaa 6 Gobol  Mamaul Loogu dhisayo waxaana Goboladaasi Ku jiraan Gobolada ay hada kooxda dhul boobka xooga hu heystaan kuwaasoo ciidankii ka xureyn lahaana Tababaro Saacadaha soo socda loo furi doono halka ciidan 1800 ahna la sheegey ineyba goor hore lasii diyaariyey oo diyaar u ah dib u xureyn dhulka boobka lagu
heysto oo xaruntiisa ugu weyna tahay Kismaayo.