Dhagayso:-Gaashaanle maxamed saalax”Wasiirka Gashaandhiga Fiqi waa Beenlow Oct 20, 2013

 Dhagayso:-Gaashaanle maxamed saalax”Wasiirka Gashaandhiga Fiqi waa Beenlow  Oct 20, 2013

Gaashaanle maxamed saalax oo la soo xiriiray warbaahinta saadaal Media ayaa sheegay in dhibaatooyinka haysta ciidanka Xooga dalka soomaaliya ee ku saabsan xaga mushaaraadkooda waxaana uu sheegay in marka lagaaro waqtiga mushaar Bixinta qaar kamid ah ciidanka la siiyo min $200 oo doolar qaarna lasiiyo min $100 doolar sababtaasna uu garan layahay

Waxaa ka loo uu intaas ku daray in wasiirka gaashaan dhiga soomaaliya uu markasta ciidanka soomaaliya ka been sheego Isagoo warbaahinta ka sheega in ciidamada mu shaarkooda ay bilkasta qaataan taasoo uuyiri waabeen iyo maran habaabin Waxaa intaas dheer oo uu sheegay in ciidamada aan lahayn cusbitaal lagu daweeyo oo cusbitaalka martiini oo bur bur san Yahay danna laga lahayn in dib loohabeeyo

Dhanka kale gaashaanle maxamed saalax waxaa uu sheegay in ciidamada dawlada soomaaliya ee la sheego in ay dhigtaan isbaarooyin in ay ku saxan Yihiin dhigashada isbaarooyinka maadaama aan heleynin wixii ay xaqa u lahaayeen.