Dhagayso:-Gudoomiyaha Maxkamada sare ee Dalka ilka Xanaf oo ka hadlay Dhulaalka lakala haysto muxu yiri Oct 19, 2013

Dhagayso:-Gudoomiyaha Maxkamada sare ee Dalka ilka Xanaf oo ka hadlay Dhulaalka lakala haysto muxu yiri  Oct 19, 2013

Gudoomiyaha Maxkamada Sare ee dalka Caydiid ilka xanaf ayaa ka hadlay mar kale dhulaalka lakala haysto isagoo shegay in ay jiraan dad Badan oo Cabashooyin Hor kenay maxkamada sare ee dalka isla markasna ay kiiskooda kujiraa.

Kala xukminta dhulalka la isku heysto ayaa waxay yihin kuwa ugu badan ee maxkamada sare ee dalka qaado iyadoo Ilko xanaf uu ugu qiil sameeyey arinta ah cabasho dad badan ay soo jeediyeen in saxiixooda lala heysto.
Waxa uu sheegay in Saxiixiisa,kan madaxweynaha iyo kan ra’iisalwasaaraha la koobi gareeyey kadibna warqadaha dacwada ay dadka la yimaadaan iyaguna ay ku adkaato sida ay xukunka usameeyaan.