Dhagayso:-Gudoomiye Tarsan”Odayaasha Muqdisho waxaan uga Digayna in ay gacan siyaan Kooxda Al-Shabaab Oct 18, 2013

Dhagayso:-Gudoomiye Tarsan”Odayaasha Muqdisho waxaan uga Digayna in ay gacan siyaan Kooxda Al-Shabaab  Oct 18, 2013

Gudoomiyaha Gobalka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho Maxamuud Axmed Nuur tarsan ayaa digniin culus u diray odayaasha dhaqanka ee Magaalada Muqdisho isagoo ugu baaqay in aysan gacan siniin Xarakada Al-shabaab.

Tarsan ayaa shegay in Al-Shabaab ay Dhibaato Farabadan ku hayaan Shacabka somaliyeed isla markaasna odayaasha dhaqanka Muqdisho uu uga digay in la tageero Al-shabaab.