Dhagayso:-Malaaq Shiine oo eedeyn Culus kala Dul Dhacay Dowlada soomaliya Dadka Jubbooyinkana Wax ka shegay Muxu Yiri? Nov 3, 2013

Dhagayso:-Malaaq Shiine oo eedeyn Culus kala Dul Dhacay Dowlada soomaliya Dadka Jubbooyinkana Wax ka shegay Muxu Yiri?  Nov 3, 2013

Afhayeenka malaaqyada Digil iyo Mirfile Malaaq Shiine oo shalay magaalada Baydhabo kuso dhaweyeey Ergaydii ka qayb Qaadan lahayd shirka Lagu dhisayo maamulka Koonfur Galbeed kaas oo hada dhamaystirkiisa uu kasocdo magaalada Baydhab,

Malaaq Shiine ayaa shegay in lo bahanyahay in dadka dega Lixda Gobal ay kawada tashtaan dantooda isagoo so dhaweyn u sameyeey Ergay katimid Gobalka Gedo isagoo Malaaq shiine shegay in aysan Cidna Dulmin doniin isla markasna aysan ka gabinayn dhismaha Maamulka Koonfur Galbeed.

Malaaq ayaa eedeyeey Dowlada Federaalka soomaliya isagoo ku eedeyeey in ay leedahay Labo waji isla markasna loga Bahanyahay in ay hal waji ku ekaato sido kale Si kulul wuxu uga hadlay Arimaha Jubbooyinka gaar ahaan maamulka Jubba .