Dhagayso+Sawiro:-Shir jaraa”id oo ay si wada jir ah u qabteen Axmed Madoobe iyo Wasiirka Arimaha Gudaha Maxay yirahdeen Oct 20, 2013

Dhagayso+Sawiro:-Shir jaraa”id oo ay si wada jir ah u qabteen Axmed Madoobe iyo Wasiirka Arimaha Gudaha Maxay yirahdeen  Oct 20, 2013

Waxaa maanta Barqadii Gaaray Magaalada kismaayo ee Xarunta gobalka Jubbada Hoose Wafti uu Hogaaminayo wasiirka Arimaha Gudaha Soomalia Cabdikareem Xuseen Guleed iyo waliba Xubno kasocda Xafiiska RW Saacid.

Ujeedkooda ayaa ahaa sidii ay Axmed Madoobe uga dhaadhicin lahayeen Ka qayb galka shirka Muqdisho iyo waliba sidii lo Xoojin lahaa Xirika u dhaxeeya Dowlada iyo Jubba Waxaana labada dhinac ay kawada hadlen Arimo Badan oo laba dhinac Khuseeya.
Madaxtooyada Kismaayo waxaa maanta shir jaraa”id si wada Jir ah ugu Qabtay madaxweynaha Maamulka KMG ah ee Jubba sheekh Axmed Maxamed islaam Axmed Madoobe iyo wasiirka arimaha Gudaha Cabdikareem Xuseen guleed waxaana ay si wada jir ah shirkaas uga hadleen arimo badan.

Axmed Madoobe oo shirka Jaraa”id ka hadlay ugu horeyn ayaa shegay in ay aad ugu Faraxsanyihiin imaansha waftiga isla markaasna ay so dhaweynayaan Wasiirada .
Wuxu shegay in Wayahay socodka Wsaiirada ay yaradeen balse ay Rajaynayaan in ay Xojiyeen Boqoshada ay Xubnaha Dowlada ku imaanaaa magaalada kismaayo Axmed Madoobe ayaa shegay in Waftiga ay yimadeen Magaladoodi isla markasna ay so dhaweynayaan.
Dhinicisa wasiirka Arimaha Gudaha oo shirka Jaraa”id ka hadlay ayaa shegay in kismaayo ay u yimadeen sidii ugu Kuur gali lahaa xaalada kismaayo iyo arimo siyaasadeed iyo waliba sidii wada hadal ula gali lahayeen Jubba wuxuna shegay in ay aad ugu faraxsanyihiin imaansha Kismaayo.

Riix Halkaan khudbadii fartaag