Afhayeenka Hay’ada Culimada Somaliyeed Shiikh Baaruud Gurxan oo Warbaahinta la hadlayeey ayaa shegay in ay Magaalada Muqdisho ku Marti qaadi Donaan mashaa’ikh caalami ah.
Waxa uu sheegay Shiikhu inay ku rajo weyn yihiin inay dhaqan galaan qodobadii kasoo baxay shirkii culimada ee Xagjirnimada uga hadlayeen.