DHAGAYSO:Sidey Shacabka Somaliyed u arkaan qorshaha dowlada Kenya Oct 21, 2013

DHAGAYSO:Sidey Shacabka Somaliyed u arkaan qorshaha dowlada Kenya  Oct 21, 2013

Dowlada Kenya ayaa soo saartay qorshe la doonayo inay isla shaqeeyaan islamarkaana 10 kii guri ee isku dhow ay isla shaqeeyaan, sida madaxweynaha uu sheegay.

Sidey Soomaalida ku dhaqan dalkaasi Kenya u arkaan arintaasi, dhagayso waraysi arintaasi ku aadan.