Dhagayso:-Suldaan Bayle”Walalayaal Xukumada Saacid ayaa Mooshin laga Kenaya ee Hala tageero Saacid Oct 18, 2013

Dhagayso:-Suldaan Bayle”Walalayaal Xukumada Saacid ayaa Mooshin laga Kenaya ee Hala tageero Saacid  Oct 18, 2013

suldaan beyle cumar daad oo ka mid ah salaadiinta soomaaliyeed oo wareysi siiyay warbaahinta saadaal Media ayaa baarlamanka ku booriyay in ay ka waantoobaan in ay mooshin ka keenaan xukkuumada saacid waxaa uu intaas ku daray in Raiisul wasaare cabdi faarax xukuumadiisa ay waxbadan ka qabatay dalka gaar ahaan wax barashada caafimaadka iyo xaga amniga ee soomaaliya.

Suldaanka waxaa uu intaas raaciyay in haatan aan loobaahneen mooshin diyaarin oo loobaahanyahay oo ka liya taageero iyo garab siin dawlada fedaraalka soomaaliya.

hadalka suldaanka ayaa waxaa uu imaanayaa iyadoo dhowaan qaar ka mid ah baarlamanka soomaaliya war baahinta ay ku lahadleen magaalada muqdisho iyagoo sheegay in ay beenta hay in mooshin ay ka diyaariyeen xukuumada cabdi faarax shir doon.