Ugaas Xasan oo kamid ah Ugaasyada somaliyeed isla markaasna shegay in uu kaso Jeedo gobalka Gedo ayaa ka hadlay shir Baydhabo kuso dhamaaday kaas oo logu dhisayeey Maamulka Konfur Galbeed.
Ugaaska aya Shegay in shirkaas Dartiis uu uga yimid Gobalka Gedo isla markaasna uu kamid ahaa Saladintii ka qayb Qatay shirweynahii kadhacay Baydhabo.
Sido kale Wuxu shegay in shirkaas ay yimadeen Saladiin kaso Jeeda Jubbooyinka isla Markaasna ay Donayaan Inay qayb ka qataan maamulka Konfur Galbeed,
Wariye Maxamed Xirsi Cabdi (Jabra)ayaa Waraystay Ugaaska Marka Hore wuxu Waydiyeey shirkaas iyo Wixi kaso Baxay.