Dhagayso:War Cusub Beesha Dired oo Go”aan cad ka Qadanaysa Dowlada Xasan sheekh Muxu Yahay Go”ankaas? Nov 4, 2013

Dhagayso:War Cusub Beesha Dired oo Go”aan cad ka Qadanaysa Dowlada Xasan sheekh Muxu Yahay Go”ankaas?  Nov 4, 2013

iyadoo magaaladda Muqdisho ee caasimada soomaliya shalay ay kulan Balaran ku yesheen Qaar kamid ah beelaha somaliyeed Gaar ahaan Dir iyo Hawiye ayaa Waxaa Beesha Dir ay sheegtay in saacadaha so socda ay Go”aan cad ka Qaadan Doonto Dowlada uu Hogaaminayo madaxweyne Xasan sheekh maxamuud.

Mid kamid ah Odayaashi ka hadlay shir kadhacay magaalada Muqdisho ayaa u sheegay dhamaan inta ku Abtirsada Beesha Dir in maanta laga Bilabo ay Go”aan cad ka qadanayaan Dowlada Xasan sheekh uu Hogaaminayo Sabaabo ay ku Shegen in aysan ka Helin Xuquuqdi ay ku Lahayeen Dowlada.

sido kale Xildhibaanada iyo Xubnaha kale e uga Jira iyo Sido kale Qurba Joogta ayeey u Direen baaq ku aadan in ay si deg deg ah uga hadlaan arinta’

Wuxu shegay in Dowlada Xasan sheekh ay wax u Ogoashahay Cidii Hubaysan ee Xoog leh isagoo Shegay in Arimahaas oo idil iyo Dowladaba ay Go”aan cad kaso Saari Donaan.