Dhagayso:-Wasiirka Maaliyada DFS oo shacabka somaliyeed ugu baaqay in ay Bixiyaan Canshuurta Oct 19, 2013

Dhagayso:-Wasiirka Maaliyada DFS oo shacabka somaliyeed ugu baaqay in ay Bixiyaan Canshuurta  Oct 19, 2013

Wasiirka Wasaarada Maaliyada Dowlada federaalka soomaliya ayaa fariin ku aadan Canshuurta u diray Bulshada somaliyeed gaar ahaan kuwa kunool Caasimada soomaliya ee Muqdisho xili uu la hadlayeey warbaahinta.

Wasiirka ayaa waxa uu sheegay inay labo meelo cayiman ka qaadaan kuwaasi oo kala ah Dekada Muqdisho iyo garoonka diyaaradaha Adan Cadde taasi ayuuna sheegay inay ku filneyn dhaqaalaha kasoo xarooda dib dhiska dalka.

 

“Dunida ayaa nagu qiimeyneysa sidii aan dalkeena udhisan lahayn marka shacabka Somaliyeed ha bixiyaan Canshuurta sidaa waxa yiri Wasiir Suleymaan oo saxaafada ula hadlay”.