Xilidhbaan Sheekh Aadan Madar oo kamid ahaa Xildhbaanada Digil iyo mirifle ee Gaaray Baydhabo ayaa kawarbixiyeey Kulamo ay Maanta la qateen Odayasha Dhaqanka ee Magaladaas.
Madar ayaa shegay in ay kala Hadleen Odayashaas Arimo Badan oo ku saabsan Heshiiskii Dhawaan lagu Gaaray Magaalada Addis Ababa.