Dhageyso: Ulajeedka Socdaalka uu Wasiir Maxamuud Macalin Yaxye Ku Joogo Baydhabo Iyo Jawaabta uu Ka Bixiyay Dhaliishii Gudoomiyaha G/Bakool Oct 29th, 2013

Dhageyso: Ulajeedka Socdaalka uu Wasiir Maxamuud Macalin Yaxye Ku Joogo Baydhabo Iyo Jawaabta uu Ka Bixiyay Dhaliishii Gudoomiyaha G/Bakool   Oct 29th, 2013

Shabakadaha Ishabaydhaba iyo Daafeet ayaa waxay weli wadaan wareysiyadooda ay ku doonayaan in ay wax badan kaga ogaadaan wax ka qabasha la’aanta xaaladaha bani’aadanimo liita ee ka jira gobolada Koonfur galbeed gaar ahaan gobolka Bakool.

Hadaba si aan arimahaas iyo kuwa kaleba wax uga ogaano ayaan waxaa khadka telefoonka aan la tiigsanay Wasiir ku xigeenka wasaarada Hormarinta Adeega Bulshada Maxamuud Macalin Yaxye oo howlo shaqo u jooga magaalada Baydhabo Janaay.

Wareysiga aan la yeelanay wasiirka ayaan wax badan ku waydiinay waxyaabaha quseeya safarkiisa Baydhabo iyo Xaalada Bani’aadanimo Liidata ee ka taagan Degmada Ceelbarde.

Halka hoose ka dhageyso wareysiga aan la yeelanay Wasiir Maxamuud Macalin Yaxye

Dhageyso: Wareysiga Wasiirka.