Xildhibaan Yacyuub oo ka mid ah mudanaasha baarlamaanka dowlada mogdisho ayaa ka hadlay safar ay maalintii shaley ku tageen qeybo ka mid ah gobolka gedo ee koofurta soomaaliya.
Xildhibaanka ayaa ka mid ahaa mudagaal dhowr ah oo ka soo jeeda qoomiyada digil iyo mirifle, waxaana uu safarkooda ku sheegay inuu yahay mid ay ugu koorgaleyaan xaalada gobolka Gedo.
Halkaan Ka Dhageyso Wareysi.