Waxaan aad iyo aad aan ugu faraxsanahey mar hadii aan nahey dhalinyarda ku nool dalka swedan oo
jaceyl isbadalka jiilka cusub oo aan soo dhawaynayaynaa labadii banaanbax oo ka dhacey dalka gudahiisa iyo dibadiisa
ku waas oo lagu taageeraayo in dib lagala noqdo codka ay siiyeen dowlada cusub taas oo ah mid ayna ku shaqeynaynin nidaamka
lagu dhisay ama sida ay u doorteyn bahwaynta ku nool caalamka oo ku abtirsada qowmiyada digil iyo mirifle waxaan ku baraarujinaynaa mar walbo
isku xirnaanta ay muujiyeen oo ay ku muujiyeen dareenkooda dadnimo iyo jirataankooda kaas ay mar walbo ay ku jirto maslaxda dadkooda iyo dalkooda
ma aha markii ugu horeysay oo xaqooda la lunsado ayagoo loo adeegsanayo wajiyo badan marka hore waxaan mahad ugu soo jeedinayaa inta soo abaabushey banaanbaxaan iyo dowlada wadanka BILGEIM oo u meel marisay inay dareenkooda ku mujiyaan sida ay ugu xunyahiin xukuumada
ka caga jiidaysa nidaamka FADERALKA ah mar hadii ay tahey dowlad wayn oo aqoon buuxda u lah nidaamka fedarlka iyo dimoqraadiyada waxaan kaloo halgaan mahad ugu jeedinayaa dhamaan malaaqaydii ka jeediyey hadalada ku jirey baraarujinta iyo kicinta dareenka bulshada DM; banaanbaxii ka dhacey wdanka gudahiisa gaar ahaan caasimada DM ; waxaan ka codsanaynaa inay sii wadaan dadaalkooda ayna ka jeefan jiilka cusub ee isbadal doonka ah oo jacel inay arkaan iyagoo xur kuna noolaan karaan faraxad ayagoo u baahan in horemar iyo wax qabad, waxaan kaloo aan mar walbo dhaliil u soo jeedinayaa wasiirda, iyo xildhibaanada ,iyo gudoonka barlamaanka inay hal hadaf ka qaataan go,aankaas oo ay meel mariyaan sababatoo ah waa u danta dadkooda iyo dalkooda
NB; isku soo wada duub bahda DM; marna kama hurdi karaan inay xaqooda la duufsado ama si qiyaano ah lagu qaato,
mahad waxaan u soo jeedinayaa dhamaan bahda wadaninews online iyo inta ku taxan barnaamijkeena ,