Afhayeenka Malaaqyada Digil iyo Mirifle Malaaq Cabdiraxmaan Cali Shiino oo u waramay warbaahinta ayaa waxa uu sheegay in masuuliyiinta ay Baydhabo ku soo dhoweeyeen ay yihiin Siyaasiyiin Digil iyo Mirifle isla markaana looga fadhiyo inay wax ka dhisaan maamulka KoonfurGalbeed.
Malaaqa oo hadalkiisa sii wata ayaa waxa uu sheegay in Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaareey uu yahay Shaqsi siyaasi ah oo kasoo jeeda Digil iyo Mirifle ha yeeshee Jawaari Xaq uma laha inuu Dowlada nagu celiyo howl u taalna ma ahan.
Halkan ka dhegayso Waraysiga.