Dhegeyso:- Isbaarooley oo Isbaaro ku eedeysey Beesha Biyamaal Sep 11, 2013

Imaan Cabdulahi Khaliif oo ka mid ah Odayaasha beelaha Habar Gidir ayaa sheegey in isbaarooyinkii laga hishiiyey in laga qaado gobolka shabelaha hoose ey weli yaalaan qeybo ka tirsan gobolka.

Imaanka ayaa sheegey in hishiiskii ay ku saxiixdeen beesha goboka degta ee biyamaal iyo kuwa socodka ku yimid ee habargidir uu uu qeyb ka ahaa in isbaarooyinka la wada qaado oo aan cidna lo deyn.

Imanka ayaa waxaa uu beesha biyamaal ku eedeeyey in ey weli sidii u heystaan isbaarooyinkoodii eyna u yaalaan deegaanka numbar 50, Ceel Wareegow, iyo Sil Caafimaad waxaana uu ku nuuxnuuxsadey in ey haboon tahay in isbaarooyinka la wada qaado ama la wada dhigto.

Halkan Hoose Kaga Dhegeyso Mobilkada

RIIX HALKAAN SI AAD U DHAGEYSATO

 

 Imaan Cabdulahi Qaliif Mobil