Dhegeyso:- Wareysi aan la yeelaney C.qadir Ahmed Dhagacade oo ka mid ah Musharixiinta Maamulka Koonfur Galbeed Somaliya Oct 28, 2013

 Dhegeyso:- Wareysi aan la yeelaney C.qadir Ahmed Dhagacade oo ka mid ah Musharixiinta Maamulka Koonfur Galbeed Somaliya  Oct 28, 2013

Waxaan qadka telfoonka ku tiigsaney C/qadir Axmed Dhagacade oo ka mid ah Musharixiinta xilka madaxweynenimo ee maamul goboleedka koonfur galbeed somaliya isaga oo jooga magalada muqdisho.

C/qadir ayaa waxaa uu inoo sheegey in abaabulka uu marayo meel heer sare ah ergooyinkiina ey intooda badan ku sugan yihiin magalada baydhaba inta hartey ey maanta iyo berito ey tegi doonan magalada baydhabo.
wareysigiisa oo dhan waakan ee inala dhegeysta.

Halkan hoose kaga dhegeyso Mobilkaada

Riix Halkaan Si Aad U Dhageysato

 

postcode 1069DA