Xildhibaan Cismaan Muqtaar waxa uu kasoo jeedaa Koonfur Galbeed Somalia, waxa uu ka mid yahay Xildhibaanadii Gudoomiyaha barlamanka kala qeybgalay wadatashii Baydhabo.
Waxa uu sheegay in xildhibaanada kasoo horjeeda bayaankii kasoo baxay Shirka ee looga hadlayay aayaha Koofur galbeed inay soo dhaweynayaan hadii ay kala soo qeybgalayaan gogasha oo hada wali aan wax la dhisin.
Halkna hoose kaga dhegeyso Mobilkaada
Riix Halkaan si aad u Dhageysato