Hogaamiyihii Boobland Oo Miino Lala Eegtey

Wararka nagasoo gaaraya magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in qarax weyn lala eegtay kolonyo gaadiid ah oo uu lasocday Hogaamiyihii Boobland Axmed Madoobe.

 
 
Warbaahinta Arlaadii ayaa waxaaloo xaqiijiyay in qarax aan la ogeyn nuuciisa lala helay kolonyada Axmed Madoobe saacad kadi markii uu kasoo degay garoonka Kismaayo.
 
Wararka qaar ayaa sheegay in dhaawac halis uu gaaraya Axmed Madoobe balse wararka ku saabsan qaraxa oo isisoo taraya dib ayaan kasoo sheegi doonnaa insha’allaah

 

 P1020704-640x480P1020681-640x480

P1020686-640x480