Mudaaharaadkii Magaalada Brussels ee dalka Bilgum/ka ayaa goor dhow soo idlaadey kaasoo ay si weyn loogu guuleystey ujeedkii laga lahaa. Mudaahraadkaan ayaa ujeedkiisa waxay aheyd ugudbin dowladahaha Yurub gaar ahaan Kooxda New Deal oo shir ugu sameysey Brussels Dowlada Muqdisho waxaana Midowga Reer Yurub loo gudbiyey in dowlada Muqdisho ay tahay mid Musuq maasug mooyee aan wax kale faraqa ugu jirin, waxaana loo shegey Midowga Reer Yurub in dhaqaalaha dowlada ay siiyaanay u ageedsato dano gaar ahaaneed.
Jaaliyadaha amaanta iyo Bogaadinta Mudan ee Reer Koonfur Galbeed ayaa ah Jaaliyada sida weyn isu soo abaabushey ood areenkoooda si wanaagsan umuujiyeen maanta Netherland, Jaaliyada DM Uk oo laga filayey in kabdan 100 ruux ayaa last minute ee xalay waxay sameeyeen Lugooyo aad uweyn taasoo aan dib idinkaga soo sheegi doono
Filo Sawirada Shirka Biljamka