Ninka madaxda u ah naadiga napoli ayaa sheegay inay tahey dorttmund koox adag, 19.09.2013

Ninka madaxda u ah naadiga napoli ayaa sheegay inay tahey dorttmund koox adag, 19.09.2013

Ninka iska lah kooxda napoli ayaa waxuu sheegay inta ay la cayaarin kooxdiisa inay tahey kooxda dortmund koox aan la dhayalsan karin oo u sheegay ina ka darantahey carfiid waxaan ugu  hortageynaa si adag oo ku jirto  dhinac walbo waxaan kordhinay qaabka ay u cayaari jirtey kooxda napoli milkiiilahaan oo lagu magacaabo,Aurelio De Laurentisa, waxuu u sheegay Gazzetta dello Sport,“Dortmund waa ay i cabsi geliyaan. Waa sida cirfiid seddex madax leh,waxuu sii raaciyey inay tahey kooxda dortmund koox culus ,