Ogeysiis Muhiim Ah Oo Khuseeya Jaaliyada DM Ee Netherland 2 Wednesday October 23, 2013

Ogeysiis Muhiim Ah Oo Khuseeya Jaaliyada DM Ee Netherland 2 Wednesday October 23, 2013

Guddiga qaban qaabada shir weynaha jaaliyada Koonfurgalbeed ee wadanka Holland waxaa ay markale ogaysiinayaan dhammaan xubnaha Jaaliyada in maalinta sabtida ah ee soo socota bisha Octoberna ay ku beegantahay 26 in magaalada Amsterdam uu ka dhici doono shirweyne looga hadlayo arimo badan oo ku quseeya oo ay ka mid tahay hore u sii wadida dhismaha maamulka sare ee jaaliyada iyo sidii loo maareyn lahaa lacago la aruuriyay oo loogu talagalay taageerida dhismaha dowlada koonfur galbeed.

 
 
Shirka wuxuu ka bilaabmi doonaa saacada markay tahay 14.00 duhurnimo ama 8 saac oo duhurnimo sida ay soomaalida u taqaano hoolka shirarka ee ku yaala adresskan hoos ku qoran;
 
ekingenstraat 9
 
postcode 1069DA - magaalada waa amsterdam