Waxaa ku soo qolqolaayo dhulka ay dagaan qowmiyada DM dhamaan inta wax garad iyo xildhibaano
Iyo wasiiro ay leeyahiin iyo malaaqyo, iyo culuma u diin iyo ururada bulshada iyo ururka dhalinyarda
iyo jiilka cusub iyagoo dhax u xirta xalinta qalaafkooda iyo midka dhulka oo ay diyaar u yahiin
iany dhistaan mamaula la magac baxey koonfur galbeed kaas oo shaxdiisa hore loo diyaariyey lk nasiib dare
ay ku sameeyan siyaasin u adeego cadowga digil yio mirifle oo mar walbo la shaqeeya loona adeegsado kal furfurkooda
balse hadeer ay furka tuureeyn inay ku balan qaadeyn dhaci doonin ayaa waxuu ugu furmey shir dad badan wadnaha joojiyey
oo dhiig kar ku ridey oo la jiifaan isbitaal xaaladoodan lga deyriyay taas waxaa sabab u ah muduane qaali
ah markay ku arkeyn inuu ka dhax muuqda masraxa siyaasada Prof jawaari iyo Dr maxamed cali xamud
iyo siyaasiyyin badan dr aweys sh mahudiyna iyo kuwa kale oo fara badan oo ku macquul bulshada aduunka
ahna ku daacad ula shaqeeyay qowmiyada DM; horey aa loo dhahey mukulaashi warameysay awaaro aa kal goeeyay
Waxaan xasuusinaa inay jiraayn shaqsiyad badan oo walu ka waantoobin u adeegida cadowga DM
ku waas oo ah geege mareedi waa in laga dhax qabtaa dadk rayidka sunta ay ku dhax wataayn