Barta Twitterka oo daqiiqad daqiiqad loo soo gelinayey magacyada ayaa ahaa sagaal ruux oo Soomaali ah oo ahaa dhalinyaro Soomaali ka kala yimid dalalka reer galbeedka sida Mareykanka, Kanada, Ingiriiska iyo Finland iyo qaar kale oo ka tagay gudaha dalka Soomaaliya oo ay ku jirto Somaliland iyo kuwo u dhashay dalka Kenya, waxayna magacyadoodu kala yihiin kooxaha weerarka wada sida tan:-
1. Axmed Maxamed Ciise 22-sano jir, ka yimid magaalada Minnesota ee dalka Mareykanka
2. C/fitaax Cusmaan Keenadiid 24-sano jir ka yimid magaalada Minnesota ee dalka Mareykanka.
3. Mustafe Noorudiin 27-sano jir ka yimid magaalada Kansas City MO.
4. Qaasim Saciid Muusa 22-sano jir ka yimid magaalada Gaarissa ee dalka Kenya.
5. Axmed Naasir Shirdoon 24-sano jir ka yimid magaalada London dalka Ingiriiska.
6. Zaki Jaamac Caraale 20-sano jir ka yimid magaalada Hargeysa maamulka Somaliland.
7. Ismaaciil Guuleed 23-sano jir ka yimid magaalada Helsinki dalka Finland.
8. Sayid Nuux 25-sano jir ka yimid magaalada Kismaayo Soomaaliya
9. C/risaaq Mowliid 24-sano ka yimid magaalada Ontario dalka Kanada
10. Maxamed A. ka yimid Slavov. Sweden