Tuulada Hinshiloole Ee Deegaanka Hareera Jiifa Gobolka Baay Oo qoos gaarayo 5 Ruux Lagu Diley Xalay. 02,November ,2013

Tuulada Hinshiloole Ee Deegaanka Hareera Jiifa Gobolka Baay Oo qoos gaarayo  5 Ruux Lagu Diley Xalay. 02,November ,2013

Abaaro saqdii dhexe ee xalay ayaa wxaaa lagu soow aramayaa in Deegaanka Hareera Jiifa gaar ahaan Tuulada HINSHILOOLA Qof ku hubeysa Qoriga AK47 oo aan la garaneynin Heybtiisa uu ku laayey Qoys ka koobnaa 5 Ruux oo ay ku jiraan Labo Caruur ah.

 
Tuulada Hinshilaale Oo Baydhabo  kaga began waqooyi Waqooyi galbeed  ayaa falkaan waxaa ka dhacay xalay waxaana baxsadey oo aan la qabanin Ninkii Falkaasi geystey oo la xaqiijiyey inuu ku hubeysanaa AK47.
 
Waxaa jiro Qof laga shakiyey inuu dhibkaasi geystey oo la sheegey inuu yahay Qof dhowaan walaalkisa la diley waxaana la ogeyn waxa xaqiiqda warkaasi laakiinw axaa jira baaritaano iyo dabagalo ay sameynayaan Baariyaasha Tuulooyinka GOOF GALOOLE, BOONDHUREY, QAAHIRO & War OWOLOW oo dhamaantood ah dad la sheegey iney yihiin Qubaro udhasheen Tuulooyinkaasi.
 
Qoyskaan oo ka koobnaa 5 Ruux oo labo kamid ah Caruur yihiin ayaa waxaa lagu aasey saaka Tuulada Hinshiloole ee Deegaanka HAREERY JIIFY Ee Gobolka Baay