walaaliyaal waxaan is waydiinaynaa yaa laga rabaa inuu dhiso maa mulka koofurgalbeed qofkasta wuxuu lay yahay maa la dhiso, aan is waydiine? sababta keentay Riix 04/11/2013

walaaliyaal waxaan is waydiinaynaa yaa laga rabaa inuu dhiso maa mulka koofurgalbeed qofkasta wuxuu lay yahay maa la dhiso, aan is waydiine? sababta keentay Riix 04/11/2013

Yaad sugaysaan in Maamulgoboleedka koonfurgalbeed ay u dhisaan? Qofkasto wuxuu ku weydiinayaa Goormaa maamulka la dhisayaa, goorma Madaxweynaha koonfurgalbed la doorandoonaa?

Jawaaabta halkaan ayaad ka helaysaan
Malaaq Maxamed Yacquub Deerow, Afhayeenka Odoyaasha Koonfuralbeed.


TALO IYO WAANO: Walaal, macaaan, Reer koonfurgalbeed hurdada ka kaca, war fadhiga ka kaca, oo qofwalba waa inuu shirka ku taageeraa dhaqaale inta uu awooda, xataaa hal doollar allah ka dhigo, war waad huradaan ee dad iska dhiga, oo maalkiina iyo naftiina u hura ummadiina dhibaataysan.

XORNIMO DHEEL DHEEL LAGUMA HELO. WALAAL, WAA DADNIMO XUMO, IN UMMADEENA SANADKASTO NAFTOODA, HANTIDOODA IYO SHARAFTOODA LAGU XADGUDBO, OO AAN ISKA FIIRSANO,AMA MEEL KASTO NALAGU GUMAADO OO AAN SOOMALIYA DHEXDEEDA UMADEENA QAXOOTI KU NODAAAN ANAGOO LEH DHUL BARWAQO, OO HADDANA LA GUMAADO.

koonfurgalbeed@homail.com