waxaa iminka kadeganaya Garoonka weyn ee Baidoa Wufuud aad ubalaran Wufuudani oo iminka kadegenaya Garoonka weyn ee koonfur galbeed somalia ayaa hogaaminaya Gudoonka baarlamaanka, kaas uu isugu jira wasiiro xilibaano mas uuliyiin sare oo xilal kaladuwan horey ugasoo qabtay dowladihi Maxamed Siyaad bare, Cabdiqaasim, Cabdulaahi Yuusuf iyo weliba dowladii Sheekh shreef wararka iminka nagasoogaaraya garoonka baydhabo ayaa lagu sheegayaa dadka wafuuda ah in uu ka mid yahay Pf Maxamed Cali Xaamud iyo ragkale
filo goordhow sawiro iyo cod intaba ,