DAAWO:-DHAMAAN video sawiro wararkii ugu da beyey oo naga soo gaarayaa mugaalada amestardam mugala madaxada nederland ayaa soo dhamaaday D&M 31/10/2013

DAAWO:-DHAMAAN video sawiro wararkii ugu da beyey oo naga soo gaarayaa mugaalada amestardam mugala madaxada nederland  ayaa soo dhamaaday D&M 31/10/2013

Jaaliyada Soomaali Maay Ee Netherland ayaa waxay Yeesheen Kulan aad u balaaran oo ay kasoo qeyb galeen Mas'uuliyiin , Aqoonyahano, Gabdhihii Arlaadii ee ku caanka ahaa Hidaha & Dhaqanka iyo Dhalinyerada Mustaqabalka Arlaadii.

 
Kulankaan oo ahaa mid taariikh ah ayaa ujeedkiisa wuxuu ahaa sidii dhaqaalo Aruurin ay jaaliyadaasi ubilowdey Dhisida Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed loo dhameystiri lahaa , sidii loo wada mideyn lahaa dhamaan jaaliyadaha Reer Yururb ee DM ama Soomaali Maay waxaana ugu dambeyntii Loo doortey Xaaji Axmadey Saleemaan oo ah Muwaadin Soomaaliyeed Halgamaa Aqoonyahan dadka wax abdan usoo qabtey Inuu Qabto Hogaanka Odoyaasha Netherland isla markaana isku xiraha Jaaliyadaha DM ee Netherland & Kuwa Kale.
 
Sidoo kale waxaa La Doortey Gudoomiyaha Waaxda Dumarka ama Gabdhaha ee horumarinta  Hidaha , Kicinta, Buraarujinta, iyo isku xirha Haweenka  taasoo loo doortey ....
 
Munaasabaan oo ay Goobjoogayaal ka ahaayeen Madaxda Jaaliyada DM ee Netherland Gudoomiye Dhure & Dhamaan Xubnihiisa Gudiga Fulinta Golaha Sare & Kuwa Dhexe oo ay Hormuud ka yihiin Gabdhaha Xoogooda & Hantidooda U Huraya Bad baadinta Iyo Dib udhistaanka Dowlad ay yeeshaan Dadka Reer Koonfur Galbeed.

.net biyooley.com

 

 

 

 

 

 

postcode 1069DA - magaalada waa amsterdam