Dhagayso:-Ergaydii dhisaysay Maamulka Koonfurta Galbeed qaybo kamid ah oo maanta Gaaray Magaalada Baydhabo Nov 2, 2013 2013

 Dhagayso:-Ergaydii dhisaysay Maamulka Koonfurta Galbeed qaybo kamid ah oo maanta Gaaray Magaalada Baydhabo  Nov 2, 2013 2013

MAANTA SABTI, 2 NOVEMBER 2013, WAXAA GAROONKA CAALAMIGA EE KOL. SHAATIGADUUD EE BAYDHABO , KA SOO DEGEAY ILAA IYO KONTUN IYO SEDDEX XUBNOON (53) OO KA KALA SOCDO QABAAIL HOOS KU QORAN OO KA TIRSAN KOONFURGALBEED.


Sheekaal
Biyomaal
Garre - Gedo
Geledi
Dir (Fuqu muxumed)
Tuni
Xawaadle
Ajuuraan
Sheekhaal Gendershe
Gaaljecel
12 Koffi (Reer xammar)


Wafdiga ayaa waxaa lagu soo dhaweeyey xarunta shirka ee ADC, dhamaantooda waxa ay sheegeen iney u yimaadeen Baydhabo, ka qeybgalka shirka Koonfurgalbeed ee lagu qabanaayo Baydhabo. Nabadgalyada ayaa aheyd mid si wanaagsan looga shaqeeyey, waxaana wafdiga la dejiyey hoteeladii loogu talagaley iney degaaan.

Maalmaha sosocdana waxaa la sugayaa wafuud siyaasiyiin ah oo ka socoto Koonfurgalbeed-

KOONFURGALBEED,
koonfurgalbeed@hotmail.com

Photo: =============================================   WARARKII UGU DAMBEEYEY EE KOONFURGALBEED 2, Novemebr 2013=============================================MAANTA SABTI, 2 NOVEMBER 2013, WAXAA GAROONKA CAALAMIGA EE KOL. SHAATIGADUUD EE BAYDHABO , KA SOO DEGEAY ILAA IYO KONTUN IYO SEDDEX XUBNOON (53) OO KA KALA SOCDO QABAAIL HOOS KU QORAN OO KA TIRSAN KOONFURGALBEED.     Sheekaal    Biyomaal    Garre - Gedo    Geledi    Dir (Fuqu muxumed)    Tuni    Xawaadle    Ajuuraan    Sheekhaal Gendershe    Gaaljecel     12 Koffi (Reer xammar)Wafdiga ayaa waxaa lagu soo dhaweeyey xarunta shirka ee ADC, dhamaantooda waxa ay sheegeen iney u yimaadeen Baydhabo, ka qeybgalka shirka Koonfurgalbeed ee lagu qabanaayo Baydhabo.  Nabadgalyada ayaa aheyd mid si wanaagsan looga shaqeeyey, waxaana wafdiga la dejiyey hoteeladii loogu talagaley iney degaaan.   Maalmaha sosocdana waxaa la sugayaa wafuud siyaasiyiin ah oo ka socoto Koonfurgalbeed-KOONFURGALBEED, koonfurgalbeed@hotmail.com