Yurub oo taagertay in lagu qabto koobka aduunka wadanka Qadar 2022 19.09.2013

Yurub oo taagertay in lagu qabto koobka aduunka wadanka Qadar 2022 19.09.2013

Wadamada Yurub aya taageeray in Koobka Adduunka ee Qatar lagu qabanayo 2022 la qabto xilliga qaboobaha, sida uu sheegay madaxweyne ku xigeenka FIFA ee reer Britian Jim Boyce. Si kastaab Jim Boyce ayaase sheegay in 54ta xubnood ee ku jira UEFA in kulankoodii ay ku yeesheen Croatia ay ku doonayaan in marka hore FIFA ay kala xaajooto xubnaha ka qeybgalaya oo dhan ka hor inta aysan waqti cayiman oo rasmi ah u qabanin xilliga Koobka Adduunka uu dhacayo sannadkaas.gudiga fulinta ayaa isku raacey inay si horedhac, xagaaga ka dib kulan ay bisha October ku yeelan doonaan Zurich.kaas ay ugu hadli doonaan,Inkastoo wadamada Yurub ay taageereen in Koobka Adduunka ee Qatar lagu qabanayo 2022 la qabto xilliga qaboobaha madaama Qatar ay aad u kulushahay xilliga xagaaga ee Koobka Caadiyan la qabto hadana waxaa mustaqbalka laga murmi doonaa xilliga rasmiga ee la qabanayo hadii ay ahaan laheyd Janaayo 2022 ama November/ December ee isla sannadkaas.