Archivio articoli

habaliyo

26.08.2013 16:58
  HAMBALYO !!! HAMBALYO !!! HAMBALYO. WAA HAMBALYO  AROOS FARXADEED. Caawa oo ay taariikhdu tahay, 11/08/2013. Waxaa ku aqalgalay Dagmadda Galdogob ee Gobolka Mudug, Caruuska iyo Marwadiisa kala ah, Cismaan Axmed Faarax ( xalleef) iyo Faadumo Xuseen C/rasaaq ( Qarjajaas). Waxaan...

<dsa

22.08.2013 18:51
ffdsgdsgfgdf

Sheekh Haddii maryaha candhuufi iga duusho balse aan garan waayo meesha ay igaga dhacday, dabadeedna aan sidaasi salaadii ku tukado, candhuuftaasi ma noqonaysaa mid najaas ah oo jabinaysa salaada?

21.08.2013 23:43
Jawaab:  Marka hore candhuuftu waa daahir, oo nijaas maaha. Meelkastaba ha ku dhacdo waa daahir. Waatan aynu liqayno sharaabkaynu cabayno inoo ah oo aynu jidiinkeena ku qoynayno. Marka Mushkiladaad dareentay ma jirto. Waxase mushkilad ah aqoon darada aad salaada u leedahay ee aad kala garan...

Sheekh Masuuliyiin Dawladeed marka xil loo magacaabayo waa la dhaariyaa, mudadii ay hayeen hadii ay dhamaato oo looga maarmi waayo in mudo loo kordhiyo intay doontaba ha ahaatee. Sidaasi dabadeed loogu kordhiyo, ma dhaar danbe ayay u baahan yihiin mise s

21.08.2013 23:32
Shaygan la yidhaah dhaartee ee qofka masuul ka ah la dhaarinayo amaba markhaatiga la dhaarinayo, mashruucba maba ah, masuulka dhaarba laguma lahaba. Masuulka Islaamku waxa uu shardi uga dhigay inuu yahay qof miyir qaba oo aynu uga jeedno inuu yahay qof diin iyo amaano iyo Iimaan leh oo xilkii lagu...

SHIRKII SANADLAHA AHAA EE JAALIYADDA DIGILMIRIFLE UK Bristol Oo Laga Soo Saarey Go'aano Adag

21.08.2013 09:27
kulankii sanadle ah oo ay isugu yimaadeen Jaaliyadda DM ee ku nool Wadanka Ingriiska magaaladda Bristol kaas oo looga hadlaayey xaaladda uu wadankeena ku sugan yahay dhinaca Siyaasadda, Nabadgelyadda, Dhaqaalaha iyo Geedi-socodka Dib-u-heshiisiinta, dood dheer iyo falanqeyn ka dib waxay soo saareen...

Daawo khudbadii ciida ee Sh Shible ee magaalada Nairobi ee caasimada dalka Kenya

11.08.2013 15:10
Nairobi:-Waxaa dhamaan dadweynaha Soomaliyeed ku nool magaalada Nairobi isku soo baxeen garoonka weyn ee xaafada isli iyo kan Sir Ali waxana salaadi ciida xaafada Islii ka tujiyay Sheekh. Maxamuud Maxamed Shibli. Markii Salaadii la tukaday aya waxaa uu Shiikhu jeediyey khubadii ciida isagoo...

Axkaanta soonka

21.07.2013 17:46

waraysigii madah waynaha soomaaliya

18.07.2013 21:37

Axkaamta Soonka

10.07.2013 21:25
Sifada Soonka   1,RIIX HALKAAN SI AAD U DHAGEYSATO  MP3   RIIX HALKAAN SI AAD U DHAGEYSATO  MP3     Magaca...

hida

07.07.2013 12:33
                 
Oggetti: 11 - 20 di 172
<< 1 | 2 | 3 | 4 | 5 >>